Episoder
-
ุงูููู ุงูู ุนูู ุชุญุจ ุงูุนูู ูุงุนููุง ุนูุง
-
ุงูููู ูุง ุชุฌุนู ุงูุฏููุง ุฃูุจุฑ ูู ูุง ููุง ู ุจูุบ ุนูู ูุง ูุงุฌุนู ุงูุฌูุฉ ูู ุฏุงุฑูุง .
-
Manglende episoder?
-
ุงูููู ุฅูุง ูุณุงูู ุงูุชูููู ูุงููุฏุงูุฉ ูุงูุฑุดุฏ ูุงูุฅุนุงูุฉ ูุงูุฑุถู ูุงูุตูุงูุฉ ูุงูุญุจ ูุงูุฅูุงุจุฉ ูุงูุฏุนุงุก ูุงูุฅุฌุงุจุฉ
-
ุงูููู ุฅูู ุนุจุฏูุ ุงุจู ุนุจุฏูุ ุงุจู ุฃู ุชูุ ูุงุตูุชู ุจูุฏูุ ู ุงุถู ูููู ุญูู ูุ ุนุฏูู ูููู ูุถุงุคูุ ุฃุณุฃูู ุจูู ุงุณู ู ูู ููุ ุณู ูุชู ุจู ููุณููุ ุฃู ุนูููู ุชูู ุฃุญุฏูุง ู ู ุฎูููุ ุฃู ุฃูุฒูุชูู ูู ูุชุงุจูุ ุฃู ุงุณุชุฃุซุฑุชู ุจู ูู ุนูู ุงูุบูุจ ุนูุฏูุ ุฃู ุชุฌุนู ุงููุฑุขูู ุฑุจูุน ููุจูุ ูููุฑ ุตุฏุฑูุ ูุฌูุงุก ุญุฒููุ ูุฐูุงุจ ูู ูููุ
-
ยซุงูููู ุจู ุงุณุชุนูู ูุนููู ุงุชูููุ ุงูููู ุฐูู ูู ุตุนูุจุฉ ุฃู ุฑู ูุณูู ูู ู ุดูุชู ูุฃุฑุฒููู ู ู ุงูุฎูุฑ ููู ุฃูุซุฑ ู ู ุง ุฃุทูุจ ูุฃุตุฑู ุนูู ูู ุดุฑ . >>
-
ุงูููู ุงุฌุนู ูุณุงูู ุนุงู ุฑ ุจุฐูุฑู ูููุจู ุจุฎุดูุชู ูุณุฑูู ุจุทุงุนุชูุุงูู ุนูู ูู ุดูุก ูุฏูุฑ.
-
ุงูููู ุฅูู ุฃุชุจุฑุฃ ู ู ุญููู ูููุชู ุฅูู ุญููู ูููุชู.
-
ุงูููู ูุง ู ููุจ ุงููููุจ ุซุจุช ูููุจูุง ุนูู ุฏููู ููุง ู ุตุฑู ุงููููุจ ุตุฑู ูููุจูุง ุนูู ุทุงุนุชู.
-
Haddi aad taqaano qiimaha naftaada , waxa lagaa sheegaa waxba kaa yeeli maayaan .
Amal abdillahi bade . -
FIIDNIMO WANAAGSAN
Xalqada manta waxaan kaga hadalayna magaca Alle ( Al - HAKIIM ) waxaynu sharxaynaa magaca micnihiisa , sida uu nolosheena saamayn ugu yeelanayo inta meelood ee uu qurโaanka kaga jiro IWM
Dhagaysi wanaagsan baan idiin rajaynayaa .
Amal abdillahi badde -
Xalqada manta waxaan kaga hadalyaa magaca Alle ( Al wahhab ) waxaynu sharxaynaa magaca micnihiisa , sida uu nolosheena saamayn ugu yeelanayo inta meelood ee uu qurโaanka kaga jiro IWM
Dhagaysi wanaagsan baan idiin rajaynayaa .
Amal abdillahi badde -
Maalin wanaagsan .
Ramdaan mubarak ๐
Xalqada manta waxaan kaga hadalyaa magaca Alle ( ar-rassaq ) waxaynu sharxaynaa magaca micnihiisa , sida uu nolosheena saamayn ugu yeelanayo inta meelood ee uu qurโaanka kaga jiro IWM
Dhagaysi wanaagsan baan idiin rajaynayaa . -
Duhur wanaagsan
Ramdaan mubarak ๐
Xalqada manta waxaan kaga hadalyaa magaca Alle ( al xaliim ) waxaynu sharxaynaa magaca micnihiisa , sida uu nolosheena saamayn ugu yeelanayo inta meelood ee uu qurโaanka kaga jiro IWM
Dhagaysi wanaagsan baan idiin rajaynayaa . -
Xalqada manta waxaan kaga hadalyaa magaca Alle ( al bassir ) waxaynu sharxaynaa magaca micnihiisa , sida uu nolosheena saamayn ugu yeelanayo inta meelood ee uu qurโaanka kaga jiro IWM
Dhagaysi wanaagsanbaan idiin rajaynayaa .
Amal abdillahi badde -
Manta waxaynu soo qaadanayna magac Alle
( alfataax )
Albabada khayrka oo uu Allah inoo fura waxay ina dhaxal siinaynsaa inaynu aduunka wanaag fara badan ku helno aakhirna janno ku kasbano .
Ilasoo dhagaysta casharka si aan magaca qiimaha leh iskula soo barano
Amal abdillahi badde . -
Fiidnimo wanaagsan
Magaca aan qaadanayno casharkani waa magaca Alghafaar oo micnihiisu yahay dambi dhaaf badane .
Inta aad casharkan ku kudo jirto waxaad baranaysaa casharo badan oo noloshada maalinla ah wax ka tara kuna caawiya waxaanad sii fahamaysaa xadiga ay leedahay naxariista ilaahay iyo dambi dhaafkiisu .
Ila soo dhagayso wixii aad ka baratana comment iigu reeb .
Amal abdilaahi badde . -
Halqada cawa waxaan kaga hadli doonaa magaca Alle ee ( AR-FIIQ ) oo micnihiisu yahay ( dabacsanan)
Waxaan ka hadli doona sida uu nolosheena usoo galayo uguna dabaqi karayno
Dhagaysi wanaagsan .
Amal abdilaahi bade -
Magaca aynu maanta qadanynaa waa magaca Alle ee ( AL MALIK ) ( ุงูู ููููู)
Waxaynu falan qayndoona sida uu nolosheena usoo galin karno waxanu sidoo kale fasiraynaa micnaha magaca iyo waxa looga jeedo sida aynu ugu ducaysan karno .
Dhagaysi wanaagsanban idiin rajyanaya .
Amal abdillaahi bade . -
Magaca Alle een manta isla baranayno waa
(ARRAB) ( ุงูุฑููุจู )
Waxaynu isla baraynaa micnaha looga jeedo magaca iyo sida aynu ilaahay ugu baryi karno .
Inaad ka bogataan baan rajaynayaa .
Amal abdilaahi bade . - Vis mere